Khayre Oo Xeraale u tagay si loo hubiyo Dhaqan-galka Heshiiskii Nabadeed (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali ayaa soo gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud si uu u hubiyo dhaqan gelinta heshiiskii nabadeed ee reer Huurshe iyo reer Xeraale ay ku wada saxiixdeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa qayb ka ahaa xildhibaanno labada gole ka tirsan … Continue reading Khayre Oo Xeraale u tagay si loo hubiyo Dhaqan-galka Heshiiskii Nabadeed (Daawo Sawirada)